Khayre & Guddoomiye Cabdi Xaashi oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho

Guddoomiyaha aqalka Sare ee baarlamanka Somalia Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho ku booqday RW hore ee Somalia Xasan Cali Khayre Warar ku dhow kulankaas ayaa sheegaya in Khayre iyo Cabdi Xaashi ay ka wada hadleen xaaladihii ugu dambeeyey ee siyaasada dalka iyo arrimaha doorashooyinka Qoraal uu bartiisa Facebook soo … Continue reading Khayre & Guddoomiye Cabdi Xaashi oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho